Showing 10481–10500 of 23106 results

Ari ya Pasha by Gichimu Njeri

KShs500.00
Nyanya na mama wa mhusika mkuu, Pasha, wanashikilia kwamba msichana hana budi kupashwa tohara ndipo awe mke wa thamani siku za usoni. Wanapanga njama ya kumpasha tohara Pasha. Pasha anang’amua nia yao na kutoroka usiku. Anarudi mjini, anakoishi na wazazi wake. Soma hadithi upate maelezo zaidi.

Mkaidi by Gichimu Njeri

KShs500.00
Vumilia amepata fursa ya kujiunga na chuo kikuu baada ya kufua dafu katika mtihani. Baba yake, Bwana Hamaki, anataka asomee kozi ya udaktari. Baba anaamini kuwa madaktari wana mishahara minono na hadhi kubwa katika jamii. Vumilia naye ana mtazamo tofauti kuhusu kozi anayotaka kusoma. Anataka kozi inayohusiana na sanaa. Baada ya vuta n'kuvute kwa muda, Vumilia anajikuta katika njiapanda kuhusu iwapo atafuata matakwa ya baba ama ndoto zake mwenyewe. Je, Vumilia akimkaidi baba yake na kufuata ndoto zake, atakuwa na uhusiano gani kati yake na familia yake? Ni nani atakayemlipia Vumilia karo?

English-Swahili Pocket Dictionary by ...

KShs1,000.00
A concise and portable dictionary developed by two experienced and well-respected teachers of Swahili. In this work, they have taken into account not only the difficulties which non-Swahili speakers from many different language backgrounds have in learning the language, but also the importance of making Swahili equivalents of English words correspond to those of the best speakers of Swahili. The English-Swahili Pocket Dictionary will be of benefit to English speakers who are learning Swahili, while Swahili speakers who are learning English will also find it invaluable.

Breaking The Silence by Muthoni wa Gi...

KShs790.00 KShs600.00
Breaking the Silence is an emotional recollection of Wanjiku's despicable plight. She is a victim of a most atrocious act of brutality. Amidst the persistent threats, money, political power, and the manipulative schemes employed to silence her, her pursuit for justice is as agonising as is her trauma.

The Silent Wetland: Missing My Africa...

KShs1,200.00 KShs1,000.00
The Silent Wetland: Missing My African Jacana presents a moving portrait of enduring love, faithful marriage, godly leadership, and the lasting legacy of a life lived with integrity. The novel reflects his conviction that true greatness is measured not by power, wealth, or public recognition, but by the lives we influence through kindness, sacrifice, and unwavering character.

The second death by Erick Okoth

KShs500.00 KShs400.00
Many times, nations are faced with injustices- truths buried, voices silenced and lives destroyed by those in power. In this book, Gemson's brother is murdered and he steps into the courtroom as a witness. By nightfall, he becomes the accused. Silenced, condemned and forgotten, Gemson is trapped in a system that rewards loyalty and punishes truth. While the real killer walks free, he must survive years behind iron bars, quitely sharpening his mind, reclaiming his voice and preparing for a reckoning the world never saw coming. This is a gripping story of injustices, endurance and courage. It's a call for the youth to rise and redifine the future of the coming generations. Welcome

TRACE: Hidden Biodiversity and The Ri...

KShs1,500.00 KShs1,000.00
You are shedding DNA right now. So is every living thing around you. Environmental DNA is the science of finding life without ever seeing it. A few molecules shed into soil or water are enough to name the creature that left them. TRACE follows this quiet revolution across six chapters, from Kenyan coffee farms to Ivorian rainforests, and changes how you see a spider, a dried flower, the skin of a fruit.

ERROR…

KShs1,500.00 KShs1,000.00
ERROR... The Teacher I Never Wanted is a powerful reminder that every mistake carries a lesson. Through real-life experiences and practical insights, Christopher Khayere shows how failure, pain and setbacks can become stepping stones to wisdom, resilience and success. Your greatest error may become your greatest teacher.

When Healing Happens

KShs1,099.00 KShs999.00
When Healing Happens: The Journey Back to Yourself is an intimate invitation to pause, look within, and begin the journey of becoming whole again. Through honest reflections on grief, childhood wounds, love, forgiveness, therapy, surrender, and self-discovery, this book explores what it means to find your way back to yourself after life has changed you. With vulnerability and warmth, Owano Odera shares lessons from her own journey, reminding us that healing is not about forgetting what happened—it is about learning to live beyond the pain, reclaiming your voice, and discovering the person you were always becoming. For anyone who has ever felt lost, wounded, silenced, or disconnected from themselves, When Healing Happens is a gentle reminder that your story does not end with what broke you. Sometimes, healing happens when you finally choose yourself. When Healing Happens: The Journey Back to Yourself — a journey of healing, self-discovery, and returning home to who you truly are.

The Art of Breathing by Djénéba Diallo

KShs750.00
The Art Of Breathing is a collection of poems exploring ancestry, grief, the fractured state of the world, the legacies we inherit, honour or reshape. It moves effortlessly from the deeply personal to the universal, pulling you emotionally first then plunging you into profound reflection. Born from a voice that weathered the storm, this book is a luminous reminder that still we evolve.

The hidden treasures of Karicho Nanga

KShs700.00
The story is a fiction thriller about a legend whispered across generations in Kahuhoini village Kangema' Muranga_a hidden treasures guarded by history.The journey of young treasures hunters became more than just a search for gold. As danger loses in and secrets unfold Njeri must decide how far she's willing to go for the treasure that could change everything .

Bullying, It Happened to me

KShs1,000.00
BULLYING: It Happened To Me is a heartfelt and inspiring story that sheds light on the painful reality of bullying and its impact on young lives. Through courage, resilience, and hope, the book encourages readers to speak up, seek support, and stand against bullying. A meaningful read for children, teenagers, parents, teachers, and anyone passionate about creating safer and more compassionate communities.

Usahami Adoon Rarin: Diiwanka Suugaan...

KShs1,700.00 KShs1,500.00
Diiwaankan waxaa ku uruursan qaar ka mid ah gabayadii Dr. Cali oo ku saabsan arrimo kala duwan oo taabanaya nolosha iyo ko-bcinta dareenka bulshada Soomaaliyeed kuwaas oo waayo kala geddisan iyo munaasabado kala duwan uu ka tiriyay.
Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar waa aqoonya-han soo ahaa bare jaamacadeed 1984tii illaa 1993dii. Wuxuu dalka dib ugu soo noqday bur-burkii kaddib, 1993, isaga oo ka soo shaqeeyay hawlo isugu jira samafalka, wacyi-galinta bulsha-da iyo waxbarashada. Markuu burburku dhacay waxa uu ka mid ahaa dadkii ka qaybqaatay dib u soo celinta waxabarashada dalka.
Wuxuu Dr. Cali ka mid ahaa aasaasayaashii Jaamacadda Muqdisho, taas oo uu guddoomiye ka ahaa 1997-2016, isagoo hadda ah xu-bin ka mid ah golaheeda maamulka. Dr. Cali ayaa hadda ah gud-doomiyaha hay'adda Bariga Afrika ee cilmibaarista iyo Horumarin-ta (DAD), wuxuuna sidoo kale la taliye u yahay tiro hay'ado ah oo ka shaqeeya waxbarashada iyo adeegga bulshada.
Dr. Cali wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii Dalladda Waxbara-shada FBENS ee laga unkay Muqdisho sannaddii 1999kii, Wux-uu sidoo kale qayb ka ahaa aasaasiddii Golaha Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed oo uu 1995tii ilaa 1997dii u qaabbilsanaa xiriirka caalamiga ah.
Waxa uu sidoo kale sannadihii 1994tii, 1995tii iyo 1996dii ahaa Guddoomiyaha Xarunta Geeska Afrika ee Cilmibaarista iyo War-baahinta,
Dr. Cali waxa uu maktabadda Soomaaliyeed ku soo biiriyay buugaag daabacan iyo kuwo aan daabacnayn oo isugu jira taa-riikh, waxbarasho, shareeco iyo suugaan,

Taariikhda Culimada Soomaaliyeed (Som...

KShs2,700.00 KShs2,500.00
Qarniyadii dhexe waxaa geyiga carbeed caan ka noqdey culimo asal ahaan ka soo jeedda geeska Afrika ee ay degaan dadka ay ka mid yihiin Soomaalidu, kuwaa oo qeyb lixaad ka qaatey kaalimo kala duwan oo kaga aaddanayd horumarka bulshada, ha ahaato dhanka cilmiga iyo faafintiisa, ama dhanka garsoorka, tarbiyadda iyo gundhigga diinta Islaamka. Culimadaasi kuma aysan jaango'neyn degaan keliya e, waxay ku kala firirsanaayeen dhammaan geyiga carbeed, muddooyin kala duwan. Raadraaca taariikhda culimada Soomaaliyeed ee waayadii hore waxaan ku ogaan karnaa heerka iyo baaxadda ay gaarsiisan tahay magaca iyo qiimaha ay ku lahaayeen bulshada Islaamka dhexdeeda, waxaana hubaal ah in aanay jirin magaalo ama goob ay bulshadu deggan tahay oo aanay joogin culimo ku xeel dheer diinta iyo cilmiga la xiriira. Waxase nasiib xuma ah in uusan jirin ilaa iyo hadda buug lagu soo bandhigo sooyaalkii culimada Soomaaliyeed oo ka faalloonaya taariikhdooda oo keliya, afka uu rabo ha ku qornaadee, in kasta oo ay jirto in qorayaal badan ay isku dayeen inay wax uun ka xusaan culimada qaarkeed iyo waayahoodii oo ay ku dhex dareen cilmi-baarisyo kale oo laga sameeyay cilmiga iyo faafinta diinta ee dalka Soomaaliya.

Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaali...

KShs2,700.00 KShs2,500.00
Ulajeeddada buuggani ma aha keliya in aan wax laga qoro taariikhda Soomaaliyeed, maadaama ay jiraan aqoonyahanno badan oo tixgelin mudan ay buuggan hortiis isku taxallujiyeen taariikhda Soomaaliyeed, laakiin ulajeeddooyinka ugu weyni waa labo: in wax laga ifiyo taariikhdii hore ee Soomaaliyeed oo laga eegayo dhanka cilmi-afeedka iyo dhaqanka, iyo in si cilmiyeysan loo falanqeeyo habka ay u dhisanyihiin qabaa’ilka Soomaaliyeed iyo abtirsigooda, si loo muujiyo in ayna sax wada ahayn sida dhaqan ahaan loo arko nidaamka uu tolku u samaysanyahay. Sida aad u arki doontid, qabiil kasta oo ka tiirsan qabaa’ilka Soomaaliyeed wuxuu ka koobanyahay dad u dhashay iyo dad aan u dhalan oo isku milmay, kuwaasoo, si looga gudbo noloshii adkayd ee miyiga, dantu ku khasabtay inay isbahaystaan, gaar ahaan Soomaalida geela dhaqata haba ugu badnaatee. Waxaan ognahay in geelu uu yahay duunyada sida aadka ah looga jecelyahay Soomaalida dhexdeeda, maxaayeeley isagaa ugu nacfi iyo adkaysiba badan xoolaha, degaanka oomanaha ah. Taasina waxay keentay in layska dhaco, laguna dagaallamo. Sidaa darteed lagama maarmaan ayay ahayd, inta aan dawlad la helin, in qofku ku tiirsanaado tol, ha u dhasho tolkaas ama ha sheegto, si naftiisa iyo xoolihiisu ay u badbaadaan. Oraahdan caanka ah ayaan ka dheehan karnaa arrintaas “Ama buur ahaw ama buur ku tiirsanow” (yacnii, haddaadan cudud lahayn qabiil xoog leh ku tiirsanow). Qoraaga oo soo bandhigayaa cilmibaaris uu waqti badan u huray, oo ka jawaabeysa su’aalo Soomaali badan maankooda ku wareegaaya, wuxuu qoraalkiisa si cilmiyaysan ku salalaynayaa qaybaha dhaqanka Soomaalida: afka iyo lahjadihiisa, maansada, sheekooyinka hiddaha, maahmaahda, abtirsiga, iwm.

Afka Hooyo Waa Hodan (Somali Edition)...

KShs2,500.00 KShs2,000.00
Biyo-culusta buuggan daabacaaddiisa labaad waa dhawr qodob oo iskaashanaya ama isbuuxinaya oo kala ah: qiimaha afka iyo ahmiyaddiisa, heerarkii sooyaalka qoraalka farta Soomaaligu soo martay, isirro afka madhxintiisa u taagnaa xilligii aanu qornayn, hodantinnimadiisa ka marag kacaya oo dhinaca tarminta iyo tayada ereyadiisa qaabbilayey, meerisyo gabay oo sidii maahmaahda u dhaqan galay, gabay-ku-maahmaahyo beyd ama beydad aynu u bixinnay, maanso-ku-sheekaynta suugaaneed, doorarka iyo xaaladaha shibbaneyaasha labanlaabma, isrogrogga iyo macneyaal kala duwan oo ay sameeyaan ereyada il, far, dheg, iyo af, qabyada qoraalka afka Soomaaliga iyo raadadka afafka qalaadi ku yeesheen afka Soomaaliga, gaar ahaan Carabida, Ingiriisida, Talyaaniga, iyo kuwo kale. Ugu dambayntii waxa uu buuggu isweydiinayaa in af Soomaaligu badbaadi karo!

Nuun: Qalin iyo Qoraalkii (Somali Edi...

KShs2,700.00 KShs2,500.00
Hadalkana sar weedhiisa Una saaf qofkii waaya Ha ka tegin sarbeebtiisa Hana gelin sursuur oodan Hana lumin sargoyntiisa Hana liqin sangaabtiisa Ha ku saxan badheedhkiisa Runta sogordoh haw yeelin Ha suldaarin dooddiisa Sisibaa wadaaggiisa Sababee abbaartaada Hana badin su'aashiisa Sarrifkiyo tilmaantiisa Saddex erey halkii dooni Soddon yaanay kaa qaadan Siddi-qabaxi yay raacin Sare haw dhig-dhigin luuqda Gacantana ha saydh-saydhin Hana odhan wax sawliila.