abdullahi abdirahman

abdullahi abdirahman

  • No ratings found yet!

Jah-wareer & jid-toosan by Abdul...

KShs1,200.00 KShs500.00
Buggaan waxuu si qotodheer u faahfaahiniyaa Noolashii Xooladhaqatada ee Soomaalida, habkii ay u noolaayeen iyo sidii ay u maamulanayeen dhammaan umuurahooda. Iyo kadib isbadalka habnoolalleed ee uu keenay magaal-galka, daruufaha iyo dhibaatooyinka uu sito casrigan, waxyaabahii khaldamay ee soomaalida dib u dhigay oo uu buugga ku micneynayo jahwareer. madaamaa Miyigii laga soo tagey magaalo quman iyo horumarna aynu diyaarsan waxaa jira kara isbadalo aan la mahadin oo kala guur ah sida daradeed bulsho kala-guur ku jirto waxay ku jirtaa Jahwareer. Kolkaa waxaa loo baahanyahay jidkii looga bixi lahaa dhibaatooyinkaas dadkeena ku hareereysan, taasina buugga waxuu ka bixiniyaa aragtiyo wax ku ool ah oo bulshada anfacaya.

Jah-wareer & jid-toosan by Abdul...

KShs2,000.00 KShs1,350.00

delivery

QUICK DELIVERY

Swift dispatch

ONLINE PAYMENT

Multiple options

EXPERT SUPPORT

Help when you need it

WIDE VARIETY

Thousands of books

GLOBAL SHIPPING

Worldwide delivery

Shopping cart
Sign in

No account yet?

Shop
0 Wishlist
1 item Cart
My account